Shir ku saabsan Is cafinta Bulshada oo lagu qabtay Gaalkacyo (Daawo Sawirada)

Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug lagu qabtay Shir ku saabsan iscafinta iyo tiiraanyo bixinta, waxaana shirkan loo qabtay haweenka , waxaana uu qeyb ka yahay shirar loo qabanayo qeybaha bulshada, oo ku saabsan sidii ay isaga cafin laheyn wixii xumaan ah ee horay uga dhaxeeyay. Shirarkan ayaa hordhac u ah diyaar garowga dhismaha Gole … Continue reading Shir ku saabsan Is cafinta Bulshada oo lagu qabtay Gaalkacyo (Daawo Sawirada)